Home
Welcome to Puntland For Change
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 03 November 2008 04:39

Tacsi. Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Waxaa dhawaan ku dhintey Dalka Malaysiya Rabbi ha u naxariistee Xidig Xaaji Faarax oo kamdi ahaa odayaasha caanka ah ee Puntland isala markaana ahaa ganacsade hadaba anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan waxaan tacsi gaarsiineynaa dhamaan ehealdii iyo qaraabadii iyo shacabweynaha Puntland geerida ku timi Xidi Xaaji Faarax
1-beeldaaje farax beeldaaje cabdullahi
2-jaamac beeldaje
3-mahamed beeldaaje farax
4-ibraahim beeldaaje
5-Dr mohamed beeldaaje
6-Eng liban beldaje
7-jamilo beldaje
8-canod beldaje
9-mahad beldaje
10-moxamoud beldaje
Read more...
 
Tacsi Xaji Xiddig Xaji Farax PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 03 November 2008 04:23
Dhamaan qoska  reer Shiikh  Maxamed Cali Xareed, reer Ismaciil  Ashiguur ,reer   Cali Ashiguur reer Saleebaan Caamir  reer Cismaan Cabdi kariin , Maxamed Xiirsi iyo Xaskiisa Farxiiyo Siciid  iyo dhamaan reer Maxamed Cawad  waxay  tacsii  udiraayn dhamaan   reer Xaaji Farax iyo Muriyo Xaji Siciid iyo Caruurteeda.  geeridi naxadinta lahayd ee kuu timi   Xaaji xidig  Xaji Farax oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Malashia waxaan Ilahy uga barayna in uu janadii  Fardowsa ugu bishareyo . anagana samir  iyo imaan Ilahay naga siiyo                      aamiin amiin
 
Tacsi Marxuum Xiddig Xaji Farax PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Saturday, 01 November 2008 06:44

TACSI MARXUUM XIDDIG XAJI FARAX – INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhammaan maamulayaasha iyo hawl wadeenada ololaha doorashada ee musharaxa madaxnimada Puntland Prof. Farjac, dhamaan jaaliyadda Puntland ee kunool qaarada woqooyiga Mareykanka, Ingitisska, Sweden, Norway, Denmark, Australia, New Zeland, Pakistan, India iyo Kenya  waxay tacsi u dirayaan qoyskiisii, qaraabadiis,, Saaxiibadii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xiddig Xaji Farax oo taariikhdu markey aheyd October 30keedii 2008 geeriyooday.

Musharax Farjac gaar ahaan aad uga murugooday geerida naxdinta leh ee Xaji Xiddig Xaji Farax ku timid wuxuuna Alle uga baryayaa in Ilaahay qabrigiisa u waasiciyo, albaabka iyo dariishada jannadana uga furo qabrigiisa, Ilaahayna jannadiisa ku daadihiyo. Aamiin.  

Sidoo kale asxaabta la ololayneysa musharaxa ee ka soo kala jeeda beelaha kala duwan ee Puntland waxay marxuumka qoyskiisa iyo qaraabadiisa u dirayaan tacsi. Waxaana leeyihiin illaahay jannaddii ha ka waraabiyo qoyskiisa iyo asxaabtiisana sabir iyo imaan Allaha ka siiyo

Last Updated ( Monday, 03 November 2008 04:33 )
Read more...
 

Random Image

mel_2.jpg

Campaign Donation

This is a great cause. Please donate to this campaign to help us shape the future of Puntland the state of Somalia and the future of our children in the diaspora.

THANK YOU

Farjac Yuu Yahay?

Featured Links: www.farjacforPuntland.com
Farjac
Farjac waa macallin muddo dheer ka soo shaqaynayey Somaliya, wuxuuna soo aflixiyey arda aad iyo aad u fara badan. Wuxuu ka soo shaqayey dugsiyada sare ee Liceo Scientifico, Shekh Xassan Barsame, Shekh Yusuf Al Kowneyn, Howl Wadaag, Ragioneria ee geometry ka dib la magac baxay Xisaabaadka iyo Ganacsiga, Howl Wadaag iyo kuwa kale. Wuxuu Professor ka ahaa Jaamacadda Ummadda Somaliya, wuxuuna ka soo aflixiyey arda fara badan.

Who's Online

We have 1 guest online
Puntland For Change.   Puntland Change Home Page.